Shirkii Arrimaha Doorahsada oo Hada ka Furmay Afisyoone

Muqdisho : 22 May 2021 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hadda ka qeybgalaya Shirka Arrimaha Doorashada Soomaaliya .

Shirka oo ka furmay Teendhada Afisyooni waxaa ka qeybgalaya Ra’iisal Wasaaraha DFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble, Madaxweynayaasha Dowladdaha xubnaha ka ah DFS iyo Gobolka Banaadir.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *