Maxaa Muqdisho Ka Socda

Shirka Wadatashiga Qaran ee looga hadlayo doorashooyinka ayaa Aminta dhaw furmi doona, iyadoo shirka uu ka dhacayo Teendhada Afisyoone.

Waxaa uu maanta shirku qeybtiisa koowaad uu dhex mari doona Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Madaxweynayaasha Dowladaha xubanahaka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya

Ra’iisul Waaare Rooble ayaa shir guddoominaya, waxaana Shirkan uu yahay mid ka duwan shirarkii hore ee socon waayey.

Sida la’ogyahyba waxaa amniga goobta shirka uu ka dhacayo sugaya Ciidanka AMISOM iyo ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

Sidoo waxaa meesha kabaxaysa isqab-qabsigii hore ee mushkiladdiisu uu ahaa Madaxweynihii wakhtigu ka dhammaaday ee Farmaajo

Kala soco Kaah News wixii kasoo kordha

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *