Madaxweyne Deni oo PM Rooble La Kulamay

Muqdisho: 21 May 2021: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa kulan la qaatay Ra’iisal Wasaaraha DFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *