Madaxweyne Deni oo Muqdisho Si Diirran loogu Soo Dhaweeyey.

Muqdisho: 21 May 2021: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa siweyn loogu soo dhoweeyay Muqdisho.

Madaxweynaha iyo Wafdigiisa waxaa Garoonka diyaaradaha ee Muqdisho kusoo dhoweeyay Masuuliyiin iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada .

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *