Madaxweyne Deni oo caawa Bulshada Kula Caweeyey Garoowe.

Madaxweyanaha Dowladda Puntland Mudane Said Abdullaahi Deni ayaa Caawa Hotelka Cadduun Plaza ee Magaalada Garoowe kulan kula qaatay qaybaha kaladuwan ee Bulshada.

“Caawa waxaan booqday Hotelka Cadduun Plaza oo laga hirgeliyay Garoowe, halkaasi oo aan kula kulmay qeybaha  kala duwan ee Bulshada.

“Waxaan dhiirrigelinayaa ganacsatada reer Puntland ee dalka kusoo laabtay si ay u maalgashtaan, Ayuu yiri Madaxweynaha Dowladda Puntland Said Abdullaahi Deni.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *