Imtixaanka Shahaadiga ah ee Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo Si Rasmi ah Loo Daah Furay.

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ahmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa Si rasmi ah uga Daah Furay Dugsiga Sare ee Gambool Garoowe Imtixaanka Shahaadiga ah ee Puntland

17,735 oo arday ayaa maanta u fadhiistay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare iyo dhexe, gobollada Puntland oo dhan.

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Puntland ayaa 20 Sano Gobolada Dalka ka qaadeysey imtixaankaan waan Horumarka Puntland ay ka gaaraty waxbarashada.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *