Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL ayaa magacaabay Guddiga Qabshada Doorashada Aqalka Sare

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa magacaabay Guddiga Qabshada Doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federalka Soomaaliya ee Puntland.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *