Dowladdnimada iyo Qabiilka.( State and tribe).

Taariikh ahaan badi dadka afrikaanka ah oo ay ku jirto Soomaalidu gumaystaha ka hor waxaa ay ahaayeen dad u nool qaab qabaa’il ah ( stateless community), qabiil kastana waxaa uu lahaa xeerar iyo qawaaniin u gaar ah taas oo aysan la wadaagin dhammaan reraha kale. Oday dhaqameedku waxaa uu ahaa hogaamiyaha reraha waxaa uu go’aan …

Dowladdnimada iyo Qabiilka.( State and tribe). Read More »