Admin

Muxuu Daranyahay Shirka ka furmaya Muqdisho ee ay iskugu imanayaan Madxada Golaha Wadatashiga Qaran.

Muqdisho 24-June-2021: Waxaa magaalada Muqdisho ka Furmaya Shir ay iskugu Imaanayaan Madaxda Dowladda Federalka Soomaaliya ee uu hormuudka u yahay Ra’iisul Wasaare Mohamed Hussein Rooble iyo Madxada Dowladdaha Xubanaha ka ah DFS. Shirkaan ayaa Ajandihiisu yahay Dhammaystirka Hishiiskii 27-May-2021 ee lagu saxiixay hab qabashada Doorshada Qaranka iyada dhawaan Golaha wadatashiga Qaran ay soo magacaabeen Guddiyada …

Muxuu Daranyahay Shirka ka furmaya Muqdisho ee ay iskugu imanayaan Madxada Golaha Wadatashiga Qaran. Read More »

Hay’adda Save the Children oo Soo Qaban Qaaabisay Dood Cilmiyeed ku saabsan sidii kor loogu qaadi lahaa miisaaniyadda Dowladdu ku bixiso waxbarashada

Dood Cilmiyeedkaan ayaa waxa uu ahaa sidii kor loogu qaadi lahaa miisaaniyada dawladu ku bixiso waxbarashada si loo gaaro ama fursad loo siiyo ardey badan oo aan helin fursad waxbarasho. Cilmi baarista laga soo jeediyey shirka ayaa waxay tilmaamaysay in xadiga ardeyda aan dugsiyada aadin ay aad u farabadanyihiin, sidoo kalena ay u badanyihiin meelaha …

Hay’adda Save the Children oo Soo Qaban Qaaabisay Dood Cilmiyeed ku saabsan sidii kor loogu qaadi lahaa miisaaniyadda Dowladdu ku bixiso waxbarashada Read More »

Guddoomiye Guuleed Salah oo La kulmay Saraakiil ka socotay Hay’adda UNSOM.

Guddoomiyaha Guddiga KMG doorashooyinka Dowladda Puntland Mudane Guuleed Saalax Barre iyo xubno ka mid ah TPEC ayaa xafiiska Gudoomiyaha kulan kula qaatay saraakiil ka socotay Hay’adda UNSOM. Guddiga ayaa waftiga ka socday UNSOM warbixin ka siiyay shaqada ay wadaan hawlaha usoo qabsoomay ee ay ka mid ahayd diiwaangalintii codbixiyayaasha degmooyinka Eyl, Qardho iyo Ufayn iyo …

Guddoomiye Guuleed Salah oo La kulmay Saraakiil ka socotay Hay’adda UNSOM. Read More »

Madaxweyne Deni oo Qaabilay Ambs. James Swan.

Garoowe: 09 June 2021: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Qasriga cusub ee Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Wafdi ka socda Beesha Caalamka oo uu hoggaaminayo Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Ambs. James Swan. Kulanka ayaa looga hadlay arrimaha Puntland iyo guud ahaan xaaladda Soomaaliya, Beesha Caalamka ayaa uga mahadcelisay Madaxweyne Deni doorkii …

Madaxweyne Deni oo Qaabilay Ambs. James Swan. Read More »

Madaxweynaha Deni qaabilay Adam Mataan OBE.

Madaxweyanaha Dowladda Puntland Mudane Said Abdullaahi Deni ayaa Qasriga Madaxtooyada Dowladda Puntland ku qaabilay adam matan OBE. Adam Mataan OBE waa hogaamiye bulsho-Soomaali-British ah una ololeeya arrimaha bulshada. Waa Agaasimihii hore ee Dhaqdhaqaaqa La-dagaallanka Qabyaaladda Waxaa uu Aas’aasa hay’ad aan faa’iido doon ahayn oo la aasaasay 2010 si loola dagaallamo qabyaaladda iyo sinnaan la’aanta bulshada …

Madaxweynaha Deni qaabilay Adam Mataan OBE. Read More »

Wasaaradda Maaliyadda oo Kulan muhiim ah la Qaadatay Hay’adda iibka iyo Qandaraasyada Puntland.

Ku simaha Agaasimaha Guud ee Wasaaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Ahna Agaasimaha ku xigeenka guud ee Maamulka iyo Maaliyadda Cabdiqaadir Cali Jaamac (Keenadiid) oo uu weheliyo Xildhibaan Cabdiqani Faarax Dhaashane oo matalayey Gudiga hawlaha guud Ganacsiga kaabayaasha dhaqaalaha iyo Qandaraasyada ee Golaha Wakiillada Puntland iyo Lataliye sare ee Madaxweyne ayaa kulan muhiim ah la qaatay Hay’adda …

Wasaaradda Maaliyadda oo Kulan muhiim ah la Qaadatay Hay’adda iibka iyo Qandaraasyada Puntland. Read More »

Madaxweyne Deni oo Is Diiwaan Geliyey.

Qardho: 01 June 2021: Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka KAAH, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa saaka iska diiwaangeliyay xaafadda Kaambo ee degmada Qardho si uu u codeeyo doorashada goleyaasha deegaanka ee soo socota. Madaxweynaha ayaa u mahadceliyay Guddiga Doorashada iyo guud ahaan Howlwadeenada diiwaangelinta, Ciidamada amniga sugaya iyo saxaafada. Wuxuuna ku dhiirigeliyay qeybaha …

Madaxweyne Deni oo Is Diiwaan Geliyey. Read More »