Month: May 2021

Wasiir Green oo Gaalkacyo ku soo dhaweeyay wafti uu hogaaminayey wasiir ku-xigeenka Caafimaadka Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Wasiir ku-xigeenka wasaaraddda caafimadka Dowladda Puntland Mudane Abdinaasir Yusuf Xaaji (Green) ayaa maanta ku soo dhaweeyay magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug wafti balaaran oo uu hogaaminayo wasiir ku-xigeenka wasaaradda caafimaadka Dowladda Federaalka Soomaaliya Ahmed Huseen macalin Guray Wafti ayaa kormeeray cisbitaalka magaalada Gaalkacyo iyo qaar kamid ah xarumaha caafimaadka gobolka Mudug, waxaana ay aad …

Wasiir Green oo Gaalkacyo ku soo dhaweeyay wafti uu hogaaminayey wasiir ku-xigeenka Caafimaadka Dowladda Federaalka Soomaaliya. Read More »

Shir ku saabsan Kordhinta Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo Garoowe ka Dhacay.

Shir ay isugu yimaadeen Agaasinka dakhliga Wasaaradda Maaliyadda iyo qayb ka mid ah Shirkaddaha Qandaraasyadda ee Deegaanadda Puntland ka howlgala. Shirkaan oo uu kasoo qayb galay Agaasime ku-xigeenka guud ee dakhliga Abshir Mohamed Abshir iyo Madaxda kale ee Dakhliga, shirkaan oo uu Ajandihiisu ahaa in ganacsatadda qandaraaslayda ah sidii ay kor u qaadi lahaayeen dakhliga …

Shir ku saabsan Kordhinta Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo Garoowe ka Dhacay. Read More »

Hogaanka Ururka Kaah oo Booqday Deegaanka Xudun-reer

Hogaanka ururka kaah oo booqday deegaanka Xudun-reer, sidoo kale salaan ugu tagay Islaan Maxamuud Islaan Yaasiin oo ka mid ah hogaanka dhaqanka dawlada Puntland. Wafti balaaran oo isugu jira hogaanka ururka ee degmada Qardho iyo kan Gobolka Karkaar, hawl-wadeenada labada xafiis, xubnaha golaha dhexe iyo masuuliyiin maalmihii lasoo dhaafay safaro shaqo ku marayay deegaanada hoos …

Hogaanka Ururka Kaah oo Booqday Deegaanka Xudun-reer Read More »

Wasaaradda Maaliayadda Puntland oo qabatay Shir ku saabasan Habka qiimeynta Shaqaalaha

Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ayaa maanta qabatay shir ku saabsan habka qiimaynta kartida shaqaalaha ee loo yaqaan ( performance Appraisal) Kulanka ayaa mid ku aadan in lagu soo ban dhigo sida ugu wanagsan ee looga faa’idaysannaayo shaqalaaha Wasaaradda iyadoo diiradda lugu saarayo sidii masuuliyiinta Wasaaradda Maaliyaddu ay u qiimayn lahaayeen shaqaalaha ay xukumaan, iyadoo loo …

Wasaaradda Maaliayadda Puntland oo qabatay Shir ku saabasan Habka qiimeynta Shaqaalaha Read More »

Shirkii Arrimaha Doorahsada oo Hada ka Furmay Afisyoone

Muqdisho : 22 May 2021 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hadda ka qeybgalaya Shirka Arrimaha Doorashada Soomaaliya . Shirka oo ka furmay Teendhada Afisyooni waxaa ka qeybgalaya Ra’iisal Wasaaraha DFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble, Madaxweynayaasha Dowladdaha xubnaha ka ah DFS iyo Gobolka Banaadir.

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo Si Rasmi ah Loo Daah Furay.

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ahmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa Si rasmi ah uga Daah Furay Dugsiga Sare ee Gambool Garoowe Imtixaanka Shahaadiga ah ee Puntland 17,735 oo arday ayaa maanta u fadhiistay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare iyo dhexe, gobollada Puntland oo dhan. Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Puntland ayaa 20 Sano …

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo Si Rasmi ah Loo Daah Furay. Read More »

Maxaa Muqdisho Ka Socda

Shirka Wadatashiga Qaran ee looga hadlayo doorashooyinka ayaa Aminta dhaw furmi doona, iyadoo shirka uu ka dhacayo Teendhada Afisyoone. Waxaa uu maanta shirku qeybtiisa koowaad uu dhex mari doona Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Madaxweynayaasha Dowladaha xubanahaka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya Ra’iisul Waaare Rooble ayaa shir guddoominaya, waxaana Shirkan uu yahay mid ka duwan shirarkii hore …

Maxaa Muqdisho Ka Socda Read More »