Month: April 2021

Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Cafis Madaxweyne u Fidiyey Malayshiyo horey ugu gadooday Gabolka Gardafuu.

Caluula 26 April, 2021: Wasiiru Dowlaha Arimaha Gudaha Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Mudane Maxamed Axmed Kulan, Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Wakiilada Dowladda Puntland, Saraakiil ka Socotay Madaxtooyada Dowladda Puntland, Maamulka Gobolka Gardafuu Kan Degmada Caluula, Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Gardafuu, Nabadoono, ayaa Munaasabad Kooban Kusoo Dhaweeyay Mahad Cali Car-car iyo Kooxdiisa oo Bilihi ugu …

Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Cafis Madaxweyne u Fidiyey Malayshiyo horey ugu gadooday Gabolka Gardafuu. Read More »

Kulan looga hadalyey Hirgelinta Xeerka ilaalinta Af-Soomaaliga oo lagu qabtay Magaalada Garoowe

26 April 26, 2021 Magaalada Garoowe waxaa maanta kulan kuwada yeeshay Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta, Dalxiiska, Hiddaha iyo Dhaqanka iyo Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Puntland. Kulankaan oo u jeedkiisu ahaa Hirgelinta Xeerka ilaalinta Af-Soomaaliga ayaa waxaa ka soo gayb galay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Cabdullaahi Cali Xirsi (Timocadde), Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Cabdullaahi Maxamed Xasan, …

Kulan looga hadalyey Hirgelinta Xeerka ilaalinta Af-Soomaaliga oo lagu qabtay Magaalada Garoowe Read More »

Hoggaamiye Kooxeed Farmaajo oo mar labaad 30 sano kadib Soomaaliya galiyey dhabbihii Dagaalada Sokeeye.

Muqdisho 26 Abril 2021, Farmaajo ayaa horeay u ahaa Madaxeynihii hore ee Soomaaliya waxaana mudo xileedkiisu dhammaaday 8 Feb 2021, Isla’markaana waxaa uu muddo sadaex bilood kabadan kursiga ku jooga sifo sharci darro ah. Sida ku qoran Dastuurka Kumeel-gaarka ah ee Dalka Qodobkiisa 91-aad waxaa uu dhigayaa Mudada  xil-heynta Madaxweynaha in  ay tahay 4 sano …

Hoggaamiye Kooxeed Farmaajo oo mar labaad 30 sano kadib Soomaaliya galiyey dhabbihii Dagaalada Sokeeye. Read More »

22-Sano kadib Dowladda Puntland oo u jihaysatay Wadadii Dimuqraadiyadda

Dowladda Puntland 22-sanno ka dib waxaa sifo sharci ah uga hir-geli doona Hadii Alle idmo nidaamka asxaabta badan iyo geeddi socodka doorashooyinka dalka. Guddiga KMG doorashooyinka Dowladda Puntland (TPEC) waxa uu si rasmi ah u diiwaan-geliyay 17 Urur siyaasadeed oo uu ka mid yahay Urur siyaasadeedka KAAH oo ah Xisbi Xaakimka  talada haye. Ololahan Ururada …

22-Sano kadib Dowladda Puntland oo u jihaysatay Wadadii Dimuqraadiyadda Read More »

Somalia: Puntland Security Forces Seize Al-Shabaab Bombs

Puntland security forces have seized control of a key town on the outskirts of Bossaso, the capital of Puntland’s semi-autonomous region of Puntland. The military said it had provided the information to the public, which would help them develop and prevent the bombings. Security in the commercial city of Bossaso has been tightened since the …

Somalia: Puntland Security Forces Seize Al-Shabaab Bombs Read More »

Ciidamada Birmadka Dowladda Puntland oo qabtay Kaydkii Qaraxyada Alshabaab.

Ciidamada Birmadka Dowladda Puntland ayaa howlgalo ay ka sameeyeen duleedka magaalad Boosaaso, waxa ay ku soo qabteen Kaydkiii Al-shabaab ay kasameysan jireen walxaha laga sameeyo Qaraxyada, kaas oo ay ku keedsanaa Godad ay ka qoteen buuralayda Galgala. Ciidamada ayaa sheegay in xogtan ay usoo gudbiyeen shacabka, taas oo suurtagalisay in ay ciidamada howlgalkan ku guulaystaan …

Ciidamada Birmadka Dowladda Puntland oo qabtay Kaydkii Qaraxyada Alshabaab. Read More »