Maxaa Muqdisho Ka Socda

Shirka Wadatashiga Qaran ee looga hadlayo doorashooyinka ayaa Aminta dhaw furmi doona, iyadoo shirka uu ka dhacayo Teendhada Afisyoone. Waxaa uu maanta shirku qeybtiisa koowaad

Madaxweyne Deni oo PM Rooble La Kulamay

Muqdisho: 21 May 2021: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa kulan la qaatay Ra’iisal Wasaaraha DFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble.